(Akhriso) Bankiga dhexe ee Somalia oo Ganacsatada ku amray iney qaataan lacagta $50

Bankiga Dhexe, ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray isticmaalka lacagta 50-ka Dollar oo maalmihii ugu dambeysay laga diiday magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah dalka. Ganacsatada iyo sariflayaasha ayaa ku micneeyey diidmadooda iney suuqa soo galeen lacago 50 ah oo la been abuuray. War-saxaafadeed ka soo baxay bankiga dhexe ee Somalia ayaa amar … Continue reading (Akhriso) Bankiga dhexe ee Somalia oo Ganacsatada ku amray iney qaataan lacagta $50